Gabay


Adeegsiga iyo xiisaynta gabayada, maansooyinka dadku iguma baran, iskaba daa inaan tiriyee, qudhaydu iskuma ogeyn wax habeysan oo aan hore maanso ahaan u idhi. Si kastaba ha ahaatee, wakhtiyada qaarkood waxa ku soo maraya xaalado iyo dhacdooyin, aanad si sahlan u cabbiri karin, hadaad is tidhaahdo qoraal ku muujina laga yaabo inay sharraxaad badan kaaga baahato, qoraalkuna afmeeridba yeelan waayo. Gabeygu…