Uncategorized
Yaa Abwaan ah? Ma wadaadka mise kan afarreey tuurta?
Yaa abwaan ah? Ma awga mise qofkii afarreey tuurta? Ilaah baa mahad leh. Naxariis iyo nabadgelyo nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Yey Soomaalidu u taqaannay abwaan? Waagii hore, Soomaalidu waxay abwaan u taqaannay qofka xakiimka ah! Xitaa waxay gaareen inay qofkaas ka horreysiiyaan wadaaddadii waagaas joogay. Qisadan hoose […]
Golaha loo dhanyahay ee Gaarhaye oo leh: aannu kuu garownee Gaarhayoow geyiga ilaali Gaarhayoow
Asalaamu calaykum dhammaan. Ilaah mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato.
Waa kee halka cudur ee dilaaga ah ee na seejiyey labada daaroodba! Qeybta 1aad.
Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Waxaan hordhicii ku soo marnnay inaan ku andacooday in cudurkaasi yahay kan ugu daran ee qof ku dhaca! Sidoo kale waxaan soo sheegay inaanan sheekhna ahayn dhakhtarna ahayn! Sidaas darteed waxaa ku filan in […]
Qisooyinka Nabi Muuse (CS) oo Daawo u ah Dadka la Addoonsado! Isagoo Qasri ku Koray buu Gumeysi Qaadan waayey; Maxaynnu Innagoo Qaxar ku soo Kornnay Dulliga u Qaayibnnay? Qeybta 2aad
الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أما بعد Hordhacii iyo Qeybtii koowaad baan ku soo marnnay iyadoo Fircoon ogaa in wiil ka soo baxaya reer Binuu Israa’iil gacantiisa lagu suulin doonno xukunkiisa dabadeedna isku dayey inuu arrintaas ka hortago laakiin ku guul darreystay. Iska […]
Qisooyinka Nabi Muuse (CS) oo Daawo u ah Dadka la Addoonsado! Qeybta Koowaad!
الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أما بعد Afeef: Saan hordhaca ku sheeggay waxaan tusaale noo ah Hadyigii Nabi Muxamed (SCW). Cinwaankani wuxuu dabo joogaa kii dheeraa ee ahaa: Haddii Nabi Reer Banii Israa’iil ah Tusaale loo soo Qaadanayo marka lagu Jiro […]
Muqdisho oo Markii Koowaad Noqotay Magaalada Akhristayaasha ugu badani ka soo Booqdaan AqoonKaal.com
Hargeysa notay magaalada labaad…. Hargeysa waxay kaalinta koowaad haysatey 2013 ilaa 2015, waxaase hadda xiin ku dhaaftay Muqdisho. Haddaba markii aan dib u jalleecay sannadkii la soo dhaafay ee 2016, islamarkaasna xisaabiyey magaalooyinka ay akhristayaasha ugu tirada badani ka soo booqdaan website-ka AqoonKaal.com, eegayna 1968 oo magaalo (130 dal) oo […]