Monthly Archives: December 2017


Yaa Abwaan ah? Ma wadaadka mise kan afarreey tuurta?

Yaa abwaan ah? Ma awga mise qofkii afarreey tuurta?   Ilaah baa mahad leh. Naxariis iyo nabadgelyo nabi Muxamed korkiisa ha ahaato.   Yey Soomaalidu u taqaannay abwaan? Waagii hore, Soomaalidu waxay abwaan u taqaannay qofka xakiimka ah! Xitaa waxay gaareen inay qofkaas ka horreysiiyaan wadaaddadii waagaas joogay. Qisadan hoose […]