Yaa Abwaan ah? Ma wadaadka mise kan afarreey tuurta?

Yaa abwaan ah? Ma awga mise qofkii afarreey tuurta?   Ilaah baa mahad leh. Naxariis iyo nabadgelyo nabi Muxamed korkiisa ha ahaato.   Yey Soomaalidu u taqaannay abwaan? Waagii hore, Soomaalidu waxay abwaan u taqaannay qofka xakiimka ah! Xitaa waxay gaareen inay qofkaas ka horreysiiyaan wadaaddadii waagaas joogay. Qisadan hoose […]


Qisooyinka Nabi Muuse (CS) oo Daawo u ah Dadka la Addoonsado! Isagoo Qasri ku Koray buu Gumeysi Qaadan waayey; Maxaynnu Innagoo Qaxar ku soo Kornnay Dulliga u Qaayibnnay? Qeybta 2aad

  الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أما بعد   Hordhacii iyo Qeybtii koowaad baan ku soo marnnay iyadoo Fircoon ogaa in wiil ka soo baxaya reer Binuu Israa’iil gacantiisa lagu suulin doonno xukunkiisa dabadeedna isku dayey inuu arrintaas ka hortago laakiin ku guul darreystay. Iska […]


Qisooyinka Nabi Muuse (CS) oo Daawo u ah Dadka la Addoonsado! Qeybta Koowaad!

    الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أما بعد   Afeef: Saan hordhaca ku sheeggay waxaan tusaale noo ah Hadyigii Nabi Muxamed (SCW). Cinwaankani wuxuu dabo joogaa kii dheeraa ee ahaa:   Haddii Nabi Reer Banii Israa’iil ah Tusaale loo soo Qaadanayo marka lagu Jiro […]